Haweeney Xaamilo aheyd oo aano qabiil maanta loo dilay iyo xiisad taagan

Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeesan aano qabiil ugu dileen deegaanka Kaxandhaale oo katirsan gobolka Galgaduud , waxaana halkaasi ka jira xiisad cusub. Dadka deegaanka ayaa ku waramay in kooxo hubeesan ay dileen Hodan Cabdi Jaamac oo aheyd xaamilo, waxa ay sidoo kale kooxdan weerarka geesatay dhaawac gaarsiiyeen qof kale kale … Continue reading Haweeney Xaamilo aheyd oo aano qabiil maanta loo dilay iyo xiisad taagan